tl-logo

We Would Like To

Hear From You

Bogaan waxaan ugu talogalay in uu noqdo bog u gaar ah iidhehda iyo ogeysiiska.

Qaasatan beecmusteriga oo hadba kuwa aanu calmano si bilaash ah waqabadkooda aanu bulshada ugu soo bandhigidoono. Umadda karaamaysan ee reer Tanadland waa umad karaamaysan oo hoodo u leh inay ku tanaadaan wax kasta oo ay damcaan inay ka guul gaaraan. Waana umad waxqabad badan oo dharaarba qorsheyaal wax ku ool ah ku dhaqaaji oo dhamaystirahaya. Warbaahinta Tandland na waxay ku dadaali doontaa intii karaakeed ah in umadda ay mar walba u soo bandhigto hadba wixii horumar ah ay umaddu Tanadland ku talaabsato.

Tanadland Republic

Umadda Karaamaysan ee reer Tanadlan waxaan ugu bishaaraynayaa inay soo dhawaatey wakhtigii aynu u dabaaldegilahayn jamuuriyadda Tanadland.Qof kast oo
umadda karaamysan ee reer Tanadland ahna waxaan ku guubaabinayaa “War waari admaysaane taariikh dhaxal gal ah ubadkiina uga taga. Hal ku dhigiinuna mar kast ha ahaado “Waarimayside war ha kaa haro”.

Contact Information

Postal Address

Tanadland Republic Broadcasting
340 Wadada Suuqa
Gaalkacyo, Tanadland

Phone and E-mail

Phone: @@@@@@@

Fax: ######

E-mail: saxardiid@tanadland.com

Business Hours

Monday-Friday: 8 am – 6 pm
Saturday: 8 am – 3 pm

Drop Us a Line

Fadlan, cidii danaynaysa inay noo soo dirto maqaalo xiiso leh oo ku saabsan arimaha ijtimaaciga, suugaanta, fanka, hal’abuurka qoreyaasheena iyo guud ahaan dhaqanka reer Tanadland. Soo dhowaada oo aynu warka kala helo meeshu waa meeshiiniiye!!