Ugu horay waxaan halkaan xamdinaq iyo mahad balaaran aan u gaar yeelahayaa oo iska leh allihii na siiyey gabayada iyo geeraarka aynu ku faano.
Waxaan sidoo kale halkaan rabaa inaan ku xuso 3 qofood oo kaalin xixaad leh ka geystey uruurinta iyo xafiditaanka maansada Soomaaliyeed.

Hawshaani Waa Mashruuc Qabyo Qoraal Ah!!