• Tolow (Yibir-Saalax) 4.5 Yuu Ka Yahay?

    Tolow (Yibir-Saalax) 4.5 Yuu Ka Yahay?0

    Reerka yibraha la yiraahdo waa labo qoys oo ka soo farcamay labo nin oo walaalo ah, waxaana la kala yiraahdaa (Meheri Saalax) iyo (Yaxye Saalax). Labada qolo qolada (Yaxye Saalax) waa beel la degta beesha Abgaal oo degaamo dhawr ah waagii hore degijirtey, intaan iyaga iyo Abgaal aan laysku dirin. Magaalada Xamarna Xaafadda Hawlwadaag ayey aad ugu badanyihiin. Laakiin (Meheri Saalax) waa dhawr qoys oo magaalada Garoowe degan.

    READ MORE
  • Taariikhda Magaalada Garoowe “Garowley” Iyo Isbedeladii Ay Soo Martay

    Taariikhda Magaalada Garoowe “Garowley” Iyo Isbedeladii Ay Soo Martay0

    Magaalada Garoowe waageedii hore waxaa la oranjirey (Garowley) waxayna ahaanjirtey degaan u gaar ah oo aan lagu tarixin dadka reer Tanadland, qaasatan beelaha reer Khayr. Sida (Haashim “Cali Khayr”), (Maxamuud “Cali Khayr”) iyo (Muuse “Cali Khayr”). Waagii hore magaalada (Garowley) waxay ahaanjirtey sabo aad u qurxoon oo labo tog oo waawey na ay hareeraha ka maraan. Labada tog inta u dhexaysa na ay tahay kaymo jiq ah oo u ka baxo geedka Garow-ga la yiraahdo.

    READ MORE
  • Beesha Habar-majeerteen Oo Kula Heshiiyey Jifooyinka (Qubeys) Iyo (Wagardhac) Inay Dagaal La Galaan Beesha Sacad

    Beesha Habar-majeerteen Oo Kula Heshiiyey Jifooyinka (Qubeys) Iyo (Wagardhac) Inay Dagaal La Galaan Beesha Sacad0

    Dabeed beesha Sacad waxay goor aroor hore ah ay weerar ku qaaday taariikhdu markii ay ahayd (24/12/2014). Subaxaas Habar-majeerteen iyo Wagardhac maleeshiyadooda si fiican baa loo karbaashey, sidii firxad kooda loo cayrsanayeyna waxy galeen oo ay naf ka dayeen tuulada Saaxo. Dagaal kaas Habar-majeerteen iyo Wagardhac waxaa looga diley 17 nin. Beesha Sacad na waxaa dagaal kaas uga dhintay 9 nin.

    READ MORE