Abwaan (Cabdinaasir Cali Daahir “Dhegadheere”) Oo Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Hilinka Suugaanta Soomaaliyeed

Abwaan (Cabdinaasir Cali Daahir “Dhegadheere”) Oo Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Hilinka Suugaanta Soomaaliyeed
Codka Umadda Karaamaysan Ee QarankaTanadland.Warbaahinta Tanadland, By: Saxardiid.

Abwaan (Cabdinaasir Cali Daahir "Dhegadheere") Oo Ka Qayb Qaatay Barnaamijka Hilinka Suugaanta Soomaaliyeed. Waxaana Halakan Idiinkugu Haynaa Labo Gabay Oo U Ka Tiriyey Labo Munaasibadood Oo Kala Duwan.


Barnaamijka hilinka suugaanta Soomaaliyeed Oo La Qabtay Sanadkaan Aynu Ku Jirno Ee 2010 Hoos Ka Fiirso.

Abwaan (Cabdinaasir Cali Daahir “Dhegadheere”) waa abwaan reer Tanadland ah oo ku caanbaxay hal’abuurka gabayyada. Abwaan “Dhegadheere” waa wuxuu had iyo gooraale ka maansoodaa hadba marxaldda iyo wacyiga lagu jiro. Waana nin aalaa aan laga waayin fagaarayaasha ay ku kulanto bulshada reer Tanadland oo dadka hogatusaaleeya, una tilmaama muhiimadda guud ee umadda reer Tanadland waxa ay tahay iyo tubta toosan.

Halkani Waa Codka Wadaniga Xalaasha Ah Ee Umadda Karaamaysan Ee Qaranka Tanadland, By: Saxardiid Xareed Bulxan.

saxardiid
ADMINISTRATOR
PROFILE

Posts Carousel

Leave a Comment

You must be logged in to post a comment.

Latest Posts

Top Authors

Most Commented

Featured Videos